Wednesday, 20 December 2017

                                                             Waa maxaay isbedal?
Bulshayahay hadmaad hanan
Hanaankaada wacan iyo
Howlahaada quruxda leh.


Isbedalku waa ku baraarugista dib udhac aad ku jirtid, hadii aan sikale u dhahno waa wax kaa horeeyo oo aad dooneysid inaad gaartid, ka dhaqaaqida hadda xaaladda aad ku sugantahay iyo u hana qaadidda xaalad kale, si uu udhoco isbedalkaasi waxaa lama huraan ah in lahelo isbedal shaqsiyadeed, Ugu horeyn naftaada ayaa kaaga baahan barasho iyo u kuur galid.

 Kadib barashada naftaada

Ku Dhaqan Lixdaan Astaamood Oo Gaar Guusha Aad Hiigsanaysid.

Halkaan waxaan kusoo uruuriyay 6 astaamood oo ay ku dhaqmaan dadka guulaystayaasha ah oo noloshaan aynu ku jirno guulo lataaban karo  ...